Home » warar You are browsing entries filed in “warar”

Diyaarada Turkish Airways oo Maalintii Labaaad in Muqdisho ay kasoo dagto loo diiday

Diyaarada Turkish Airways oo Maalintii Labaaad in Muqdisho ay kasoo dagto loo diiday

 Diyaaradan oo ah Nooca Xamuulka qaada ayaa maanta iskudayday inay caga dhigato Aadan Cade Airport lakiin uma suura gelin Xanax ay diyaarada Turkiga ay dib ugu Noqotay Garoonka Diyaaradaha ee Nairobi. Hadaba wararbadan ayaa kasoo baxaya in maalintiio labaad diyaaradan Turkiga ee Xamuulka Sida ay kalaabato Garoonka Aadan Cade. Wararka qaar ayaa waxaa ay sheegayan [...]

May 18 2012 | Posted in warar | Read More »

Danjiraha UK ee Qaramada Modoobay oo sheegay in Caalamku diyaar u yahay in tallaabo laga qaado cid kasta oo is-hortaagta geeddi-socodka nabadda Soomaaliya

Danjiraha UK ee Qaramada Modoobay oo sheegay in Caalamku diyaar u yahay in tallaabo laga qaado cid kasta oo is-hortaagta geeddi-socodka nabadda Soomaaliya

Hadal uu danjire Ingiriiska ee Qaramada Midoobay, Philip Parham ka jeediyay shirkii golaha ammaanka ee Ummadaha Midoobay ay kaga hadleen Soomaaliya ayaa soo jeediyay in mudnaanta koowaad la siiyo geeddi-socodka siyaasadda dalka Soomaaliya, isagoo u digay kuwa doonaya inay carqaladeeyaan geeddi-socodka nabadda. Mr. Philip ayaa uga mahadceliyay madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif sida uu uga hadlayo [...]

May 18 2012 | Posted in warar | Read More »

Malayshiyaad Ka Soojeeda Beesha Habaryoonis oo Weerar Kubalaadhisay Xerada Soodaanta

Malayshiyaad Ka Soojeeda  Beesha Habaryoonis oo Weerar Kubalaadhisay Xerada Soodaanta

Malayshiyaad kasoo Jeeda  Beesha  Habaryoonis  Ayaa Weerar ku Balaadhisay  Xero Ciidan oo kutaala  Duleedka Hargeysa Beeshaasi Waxay Ku adkaysanaysaa  Lahaan Shaha Dhulka Dagaalku  Kadhacay  Waxase Kudhintay Sagaal Nin  oo Kasoojeeda Beeshii Duulaanka Sooqaaday    Laakiin  Ciidanka  Maamulka  Somaliland ayaan  Habayaraatee  Shaacin Dhimasha  iyo Dhaawaca  Askartooda  Kasoogaadhey Waxana  Maamulka Siilaanyo  kabaqayaa Haduu  shaaciyo  Dhimashada  Xagiisa Inuu Dagaalku Beeloobo  Haseyeeshee  Wasiirka arimaha  gudaha ee Maxamed [...]

May 16 2012 | Posted in warar | Read More »

Midawga Yurub oo Kahoryimi in Dawlada KMG ah ay waqtiga Korodhsato

Midawga Yurub oo Kahoryimi in Dawlada KMG ah ay waqtiga Korodhsato

Sida ay daabacday wakaaladda wararka KUNA ee dalka Kuwait War saxaafadeed ka soo baxay Golaha ururka Midawga Yurub u qaabilsan arrimaha dibbadda ayaa lagu sheegay in Midawga Yurub uusan u dulqaadanayn in dawladda KMG ee Soomaaliya ay waqti kororsato. Midawga Yurub waxaa uu ugu baaqay madaxda dawladda Soomaaliya inay qaadaan tilaabo kastan oo sahli karta [...]

May 16 2012 | Posted in warar | Read More »

Shirkii Maakhir ee North America oo Lagu Diirsaday

Shirkii  Maakhir ee North America oo Lagu  Diirsaday

Wararka  Nagasoo  Gaadhaya  Magaalada  Mineapolis ee  Gobolka  Minesota  Inay Shirweyne  isagu  yimaadeen  Jaaliyadaha Dibeda ee  Maakhir   Shirkaasi  Wuxu Noqaday  Mid aad loogu  Riyaaqay dal iyo dibedba  Waxaana  Kasoo baxay  Qodobo Meelkutoosa oo Farabadan oo  Dhabada uxaadhaya  Horumar iyo Nabad  Ay kunoolaadaan Shicib  Weynaha Reer  Maakhir Ee  Mudada  labaatanka Sano Ah  Latabaalaysnaa  Maamul  iyo  Hogaan la’aan Kajirta  [...]

May 16 2012 | Posted in warar | Read More »

Isimadii ka socday Puntland oo Soo gaadhay Groowe

Isimadii ka socday Puntland oo Soo gaadhay Groowe

Magaalada Muqdisho ee caasimada wadanka Soomaaliya waxaa si habsami leh uga socday shirkii odoyaasha dhaqanka Soomaaliyeed kaasi oo ay goob joog ka ahaayeen waxgarad ka yimid Gobolka kasta. Wararka maanta ka soo baxaya Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in shirka uu soo dhex galay khal khal kadib markii ay ku [...]

May 15 2012 | Posted in warar | Read More »

Wafti u hogaaminayo Madaxweeynaha Maamulka Puntland oo India Siheer qarana loogu soo dhaweyey

Wafti u hogaaminayo Madaxweeynaha Maamulka Puntland oo India Siheer qarana loogu soo dhaweyey

Maxadweeynaha Maamul Gobaleedka Puntland dr Abdirahman Faroole iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha  General Cabdullaahi Axmed Jaamac IlkaJir oo gaadhey Dalka India, ka gadal markii ay ka heley casumaad Dawlada India, Madaxweyna Mamulka Puntland aya si heer qaran ah loogu soo dhaweeyey Casimada Dalka India New Delhi. yadoo la sheegay in ay wada kulmi doonaan Masuliyiinta Dawlada [...]

May 14 2012 | Posted in warar | Read More »

Galeydh oo Muqdisho yimiid markii ay khaldan tay Shaxdii u dhigey

Galeydh oo Muqdisho yimiid markii ay khaldan tay Shaxdii u dhigey

Dr Ali khalif Galeydh oo ah abaha Khaatumo aya soo gaadhey Muqdisho ka gadaal markii ay khaldantey shaxdii u dhigey, ee ku sab saneeyd Cida u mataleeysa Khatumo shirka Golayaasha Dhaqanka Somaliyeed. Katumo aya dhaawrjeer waxay gudbisatey liiska magac yada uga qeeyb galaya shirka Golaha dhaqanka Somaliyeed taaso marnaba an suuroobin Aya waxay keentey khalkhal [...]

May 14 2012 | Posted in warar | Read More »

Manchester City oo qaadey koobka England Premiership ee 2012 ayaa maanta soo gababoobaya

Manchester City oo qaadey koobka England Premiership ee 2012 ayaa maanta soo gababoobaya

England Premiership ee 2012 ayaa maanta soo gababoobaya. Dhamaan 20-ka koox way cayaarayaan: Chelsea 2-1 Blackburn Everton 3-1 Newcastle Man City 3-2 QPR Norwich 2-0 Aston Villa Stoke 2-2 Bolton Sunderland 0-1 Man United Swanse 1-0 Liverpool Tottenham 2-0 Fulham West brom 2-3 Arsenal Wigan 3-2 Wolves Kooxaha Manchester United iyo Manchester City ayaa isku [...]

May 14 2012 | Posted in warar | Read More »

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in fikirka Puntland ee Dastuurka uu la mid yahay midka ay dadku qabaan

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in fikirka Puntland ee Dastuurka uu la mid yahay midka ay dadku qabaan

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya  C/weli Maxamed Cali ayaa sheegay in fikirka ku aaddan dastuurka ee Puntland ayaa ku sheegay mid la mid ah fikirka ay dadku ka qabaan dastuurka. Ra’iisul wasaaruhu wuxuu sheegay inaan xilligan aan dastuurka loo qaadi karin afti dadweyne, balse loo qaadi doono markii la gaaro waqtigeeda, inta ka horreysana wax laga bedeli [...]

May 12 2012 | Posted in warar | Read More »

http://allpuntland.com/bismillaahiRaxmaaniRaxiim.jpg