Dhamaan dadkan hoos ku xusan ayaa waxay tacsi tiiraanya leh u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday  Shire Maxamed Salax Cawl oo ku geeriyeeday magaalada Badhan jaalliyadda North american ayaa waxay dhamaan Illaah uga baryaayaan in marxuumka  uu janadii fardowsa ka waraabiyo eheladii uu ka geeryooday na  samir iyo iimaan kasiiyo Amiin Amiin. Maxamed  Suldaan Maxamuud [...]









