Home » sugaan You are browsing entries filed in “sugaan”

Munaasibad balaadhan oo ay Soo Abaabuleen Gudiga Iskuulka Sare ee Al-Furqaan Magaalada Badhan Daawo

Munaasibad balaadhan oo ay Soo Abaabuleen Gudiga Iskuulka Sare ee Al-Furqaan  Magaalada Badhan Daawo

Badhan Munaasibad balaadhan oo ay soo Abaabuleen Gudiga Iskuulka Sare ee Al-Furqaan oo Kaashanaya Ardayda Iskuulkaasi ayaa lagu qabtay Hoolka Shirarka ee Iskuulkaasi Magaalada Badhan, Ujeedka Xafladaasi ayaa lagu Micneeyay inay tahay  Qabashada iyo Oogida Todobaadka iyo Bandhigida Dhaqanka Somaliyeed ee Hidaha Loo Yaqaan. Xafladaasi waxa si Gaar ah u soo Abaabulay Ardayda Fasalka Sadexaad [...]

October 8 2011 | Posted in Fikradaha, sugaan, warar | Read More »

Maansada Maanta Dawladnimo Waxa Tiriyey Abwaanka Abdulahi Mursal Warsame Xagar

Maansada Maanta  Dawladnimo Waxa  Tiriyey Abwaanka Abdulahi Mursal Warsame Xagar

Abwaanka abdullahi mursal warsame xagar. Markuu. Arkay  hogaamiyayaasha  somaliyeed  habsocodka ay uwadaan  hanaanka  dawladnimo  oo ah mid laga   habaabiyey    hilinkii  loogu tala galay  Macnaha  dawladnimo     DAWLADNIMADU  WAA DAYAX  QORAXOOKALE   DEEQA  ILAAH DADKA  SIIYEYOO   AAN LADIIDIKARIN DAWLADNIMADU  WAA  DALKEENA  WACAN  WUXUU   DOONAYOO   LA  DAAN DAAN SANYAHAY DAWLADNIMADU  WAA   DADKOO  NABAD  KUDHAQAN  DEGENAAN   KU  NOOL [...]

September 2 2011 | Posted in Fikradaha, sugaan, warar | Read More »

Ka qayb Qaado Salalaamaha Eheladada Oo soo Dir Salaantada Maalinta Ciida

Ka qayb Qaado Salalaamaha Eheladada Oo soo Dir Salaantada Maalinta Ciida

Dhamaan dadka Somaaliyeed ee ku xidhan Shabakada MaakhirNews.com waxaan usheegayna in ay maalinta ciida ay kaga faaidaysan doonaan salamaha ay doonayaan in ay u mariyaan eheladooda iyo saaxibadood in ay maakhir idin sahashay in aad u marisaan Shabakada dhexdeeda anagoo idin soo daabacayna salaanta habqoraal aha ama codba . Hadaba hadii aad doonayso inaad ka [...]

August 27 2011 | Posted in Fikradaha, sugaan, warar | Read More »

Abwaanka abdullahi mursal warsame xagar. wuxu noogasoodiray. Maansadan.

Abwaanka abdullahi mursal warsame xagar. wuxu noogasoodiray. Maansadan.

Abwaanka abdullahi mursal warsame xagar. wuxu noogasoodiray. Maansadan. isagoo. Goortaas. ku sugnaa  Chattanooga. Tennessee. usa Markuu. Arkay. Habsocodka website ka. Maakhirnews. Usoo gudbinta wararka diiran. Bulshada somaaliyeed. anana hadaanu nahay Shaqa wadeenada maakhirnews Aad ayaanu igu mahad celinaynaa Abwaanka abdulahi inkastaanu. Kasugayno. Abdullahi Heeso badan. iyo gabeeyo. Badan uuteriyey. Heesahaa soo qaarkood. Yihiin. Jacayl dhaba oo [...]

May 14 2011 | Posted in history, sugaan, warar | Read More »

Magaalada Badhan iyo Bandhig Dhaqameed daawo Sawiro

Magaalada Badhan iyo Bandhig Dhaqameed daawo Sawiro

Hablaha dhigta dugsiga sare ee Al-Furqaan gaar ahaan fasalka 3aad ee sare , ayaa kulan ballaadhan ku qabtay barxadda dugsiga , waxayna ugu magic dareen todobaadka dhaqanka . Qaban-qaabada kulankan ayaa wuxu socdey muddo todobaad ah oo la soo ururinayey aqal Soomaaliga iyo farsamadii haweenka Soomaaliyeed. Ururinta agabka iyo farsamada aqal  Soomaaliga ayaa waxa hablaha da’da [...]

April 3 2011 | Posted in Fikradaha, sugaan, warar | Read More »

buraannews.com oo hawada ku soo laabatay

buraannews.com oo hawada ku soo laabatay

waxaa hawada ku soo laabtay  warbaahinta buraannews.com oo hawada ka maqneed oo ay ku timid  cilad xaga farsamada ah .waa war baahin dhex dhex xaad ah  oo ka soo waramaysa soomaaliya oo dhan waa war baahin casri ah up date wanaangsan leh  waxay kuula diyaartahay warar somali ah ,news in english ,suugaan .sports,maqaalo,hanbalyo.iyo bogaadin ,tacsi [...]

February 12 2011 | Posted in Fikradaha, sugaan, warar | Read More »

Reer Maakhir nala dhegaysta heesta maanta isku duubnibaa dadkayagow duni kaga baxdaa dadkayagoow danteenu waa wada jirkeena yeela isku dirkiina diida

Reer Maakhir nala dhegaysta heesta maanta  isku duubnibaa  dadkayagow duni kaga baxdaa  dadkayagoow danteenu waa wada jirkeena yeela  isku dirkiina diida

HALKAN RIIX PLEASE>Isku duubnibaa Reer Maakhir nala dhegaysta heesta maanta isku duubnibaa dadkayagow duni kaga baxdaa isku duubni bay deeq iyo wanaag ku dur duurataa isku duubni baa colaad daalima iyo dugaag lagu eryaa cadow lagu digtaa isku duubnibaa dugsi qaranimiyo dawlad lagu hantaa dalkii iyo dadkii hadaad kala dishaan coodkeena duman kala daadisaan hadaba [...]

February 9 2011 | Posted in Fikradaha, sugaan, warar | Read More »

http://allpuntland.com/bismillaahiRaxmaaniRaxiim.jpg