Home » Fikradaha You are browsing entries filed in “Fikradaha”

TAHNIYAD DHALASHO/ SICIID MAXAMED CISMAAN (GIIF) IYO AYAAN MAXAMED XASAN

TAHNIYAD DHALASHO/ SICIID MAXAMED CISMAAN (GIIF) IYO AYAAN MAXAMED XASAN

Tahniyad  Dhalasho: Mudane  Siciid  maxamed cismaan (siciid Giif)Iyo Marwo Ayaan Maxamed Xasan Carabeey  oo wiil ugu dhashay magaalada Boosaaso  27  01 2012 Dhamaan dadkaasi waxay Hanbalyo u dirayaan Siciid maxamed cismaan (Giif) iyo ayaan maxamed xasan carabeey. Oo  Wiil Ugu dhashay  Magaalada Garoowe, Wiilkaas  ayaa loo bixiyay Cabdi laahi siciid maxamed ,, Cabdi laahi  Soo [...]

January 27 2012 | Posted in Fikradaha, warar | Read More »

Sanad wanaagsan dhamaan Akhristayasha Webka 2012

Sanad wanaagsan dhamaan Akhristayasha Webka 2012

Sanad wanaagsan dhamaan umada Somaaliyeed Meel kasta oo ay joogaan waxaan idin leenahay Sanad Cusub hadaan Nunahay  bahda Maakhir News Sanadkan sanadkiisa ku gaadha bash bash iyo barwaaqo  . Maakhir News waxay markasta ku heelantahay soo dhawaynta iyo xidhiidhka dawwayanaha  waxaan aaana aan idin soo gudbinaynaa warar xaqiiqa ah oo ku tirsan dhabta . Hadaba wixii fikir ah Noogu [...]

January 1 2012 | Posted in Fikradaha, warar | Read More »

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

waxaaan halkan hambalyo meher uga dirayaa daakir abdi hirsi iyo sucaad ali abdalle oo meherkooda ka dhacay dalka Qadar dhamaaan familyada iyo ehelada hoos ku qoran oo ku kala fidsan daafaha caalamka aaabo ismail haji nuur farah hooyo faadumo abdi abdalle hooyo faadumo sh dalmar abdiqani ismail haji nur mahamoud ismail haji nuur suaad ismail [...]

October 22 2011 | Posted in Fikradaha, warar | Read More »

Munaasibad balaadhan oo ay Soo Abaabuleen Gudiga Iskuulka Sare ee Al-Furqaan Magaalada Badhan Daawo

Munaasibad balaadhan oo ay Soo Abaabuleen Gudiga Iskuulka Sare ee Al-Furqaan  Magaalada Badhan Daawo

Badhan Munaasibad balaadhan oo ay soo Abaabuleen Gudiga Iskuulka Sare ee Al-Furqaan oo Kaashanaya Ardayda Iskuulkaasi ayaa lagu qabtay Hoolka Shirarka ee Iskuulkaasi Magaalada Badhan, Ujeedka Xafladaasi ayaa lagu Micneeyay inay tahay  Qabashada iyo Oogida Todobaadka iyo Bandhigida Dhaqanka Somaliyeed ee Hidaha Loo Yaqaan. Xafladaasi waxa si Gaar ah u soo Abaabulay Ardayda Fasalka Sadexaad [...]

October 8 2011 | Posted in Fikradaha, sugaan, warar | Read More »

Gabay:Lamagac baxay XADGUDUB oo uu tiriyey Maxamuud Axmed Cabdalla (a/ shine

Gabay:Lamagac baxay  XADGUDUB oo uu tiriyey Maxamuud Axmed Cabdalla (a/ shine

Gabaygan XADGUDUB abwaan Maxamuud Axmed Cabdalle (a/shine) wuxu ka tiriyey xaaladda murugsan ee ka jirta degaammada Puntland, halkaasoo colaad, dil, afduub iyo fidno muddaba ka aloosnayd. Abwaanku waa samadoon, wuxuna ilaahay uga rejeynayaa inuu colaadda ugu bedelo nabad, cudurradana caafimaad, iyo dadkoo isku duubni yeesha qabyaaladdana ka fogaada. Gabaygu wuxu si gaara u tilmaamayaa maaddaaba, [...]

September 27 2011 | Posted in Fikradaha, warar | Read More »

Fanaaniinta Cabdi Holland iyo ikraan Caraale oo soo saaray Hees Cusub (Daawo Video)

Fanaaniinta Cabdi Holland iyo ikraan Caraale oo soo saaray Hees Cusub (Daawo Video)

Fanaaniinta Da’da yar ee Cabdi Holland iyo ikraan caraale oo soo saaray Hees Cusub oo Video ah heestaas oo lamagac baxday XASIL. Daawasho Wacan MaakhirNews.com

September 4 2011 | Posted in Fikradaha, warar | Read More »

Maansada Maanta Dawladnimo Waxa Tiriyey Abwaanka Abdulahi Mursal Warsame Xagar

Maansada Maanta  Dawladnimo Waxa  Tiriyey Abwaanka Abdulahi Mursal Warsame Xagar

Abwaanka abdullahi mursal warsame xagar. Markuu. Arkay  hogaamiyayaasha  somaliyeed  habsocodka ay uwadaan  hanaanka  dawladnimo  oo ah mid laga   habaabiyey    hilinkii  loogu tala galay  Macnaha  dawladnimo     DAWLADNIMADU  WAA DAYAX  QORAXOOKALE   DEEQA  ILAAH DADKA  SIIYEYOO   AAN LADIIDIKARIN DAWLADNIMADU  WAA  DALKEENA  WACAN  WUXUU   DOONAYOO   LA  DAAN DAAN SANYAHAY DAWLADNIMADU  WAA   DADKOO  NABAD  KUDHAQAN  DEGENAAN   KU  NOOL [...]

September 2 2011 | Posted in Fikradaha, sugaan, warar | Read More »

Ka qayb Qaado Salalaamaha Eheladada Oo soo Dir Salaantada Maalinta Ciida

Ka qayb Qaado Salalaamaha Eheladada Oo soo Dir Salaantada Maalinta Ciida

Dhamaan dadka Somaaliyeed ee ku xidhan Shabakada MaakhirNews.com waxaan usheegayna in ay maalinta ciida ay kaga faaidaysan doonaan salamaha ay doonayaan in ay u mariyaan eheladooda iyo saaxibadood in ay maakhir idin sahashay in aad u marisaan Shabakada dhexdeeda anagoo idin soo daabacayna salaanta habqoraal aha ama codba . Hadaba hadii aad doonayso inaad ka [...]

August 27 2011 | Posted in Fikradaha, sugaan, warar | Read More »

Xaq Ma u Leedahay Somaliland inay go’do !!!!!

Xaq Ma u Leedahay Somaliland inay go’do !!!!!

Hadaynu taariikhda dib u milicsado waxaynu arkaynaa maalmo Uur xumo iyo Oohin Badnaa oo Dhulka Soomaaliyeed uu ka talin jiray Gumayste Saancadaale ah taas oo Dhaxalsiisay Dhibaatooyin isugu jira dil , xadhig  iyo bahdalaad kale , runtii waxay ahaayeen waayo caloolxumo iyo ciil huwan nasiib wanaag halyeyo soomaaliyeed ayaa naftooda u huray inay Duliga ka [...]

August 9 2011 | Posted in Fikradaha | Read More »

Marka hore dhamaantiinba RAMADAAN KARIIM .

Marka hore dhamaantiinba RAMADAAN KARIIM .

Marka hore dhamaantiinba RAMADAAN KARIIM . Walaalayaal, Ramadaantu waa fursad qaaliya oo ay adagtahay sida lagu helaa. Waa fursad uu Ilaahay adoomihiisa siiyo sanadkiiba mar, si intoodii shaydaan duufsaday ay ugu soo laabtaan dariiqiisa, intoodii toosnaydana ay khayrka u sii kordhistaan. Ramadaan waa fursad albaabada NAARTA la xidho, kuwa JANADANA la furo. Ramadaan waa fursada [...]

August 1 2011 | Posted in Fikradaha, warar | Read More »

http://allpuntland.com/bismillaahiRaxmaaniRaxiim.jpg