Waxaa fooda is dari doono Kooxaaha ugu awooda iyo taageeryaaasha badan Horyaalada Serie A-da iyo Premiershipka, iyadoo la sugi la’yahay kulamada ay ka mid yihiin kan laga ciyaari doono saacado kadib England Ee Arsenla Vs Manchester United iyo kulanka kale oo si aad ah looga hadal hayo Caalamka iyo Italy Ee Juventus Vs Inter, waana [...]








