Maakhirnews Xingalool putland
Markaan leeyahay Ciidamada Soomaliya  ha lagu qeybsado 4.5 ula ma jeedo in nidaamka 4.5 uu sax yahay. Waan ogahay in uu yahay qaab awood qeybsi oo ku dhisan sadbursi, beelaha qaarna liidaya laakiin waxa loo arkay in uu yahay dariiqa ugu dhow ee lagu heli karo wax ay Soomalida wada leedahay Sida uu nidaamka 4.5 [...]
-Madaxwaynaha Dawlada Puntland Dr Cabdiraxmaan shiikh Maxamed ayaa xariga ka jaray Radio Puntland oo ah idaacadii ugu horaysay ee afka dawlada Puntland iyadoona idaacadaan ay maal galisay dawlada Talyaaniga. Munaasabada oo ka dhacay Xarunta Raadyaha iyo TV-ga Puntland oo dhawaan isna la furi doono ayaa waxaa ka qayb galay Madaxweyne ku xigeenka Gen.Cabdisamad Cali Shire ,wasiirka [...]
Marwada labaad ee Madaxweyne Hassan Garguurte Sahra Omar Hassan oo safar ku joogta Magaaladda Dubai ayaa markii ugu horeeysay Jaaliyadda beesha ay ka dhalatay ee Daa”uud Abgaal u gudbisay xadgudubyo iyo cadaalad daro uu kula kacay Ninkeeda. Sahra Omar oo la hadleysay eheladeeda waxay tiri ” Waan ka soo tegay Villa Somalia  maxaa yeelay waxaan [...]
Sidaad la socotaan Gobalka Shabeelada hoose waxuu kamid yahay gobalada ay xooga ku heysteen gabood faladana ay ka geysteen reer Galgaduud. hadaba wax walba waqti ayuu leeyahaye waxaa fadhiga isaga ka cay oo ka dhiidhiyay dhibaatada 22-sano lagu hayay dadkii deegaanka. Odeyaasha ayaa hoosta ka xariiqay lacagti Umada Somaliyed loogu talo galay in dowlada ay [...]
Gobol cusub oo loo bixiyey Guardafu Caasimadiisuna ay noqon doonto degmada Caluula ayaa ku soo biiray 8-da gobal ee Puntland ay ka kooban tahay,waxaana magaacibada gobolkan maanta lagaga hadlay shirkii golaha wasiirda ee Puntland. Warka magacaabida gobolkan oo aan weli lagu dhawaaqin ayaa Saxaafadda waxaa u xaqiijiyey waiirka beeraha Puntland Eng,Maxamuud Xaaji Saalax oo ka [...]