|

Tacsi ..Tiiraanyo leh oo ku socota Qoysaska Reer faarax ali biin Iyo Reer Qoorseef

Dhamaan dadkan hoos ku xusan ayaa waxay tacsi tiiraanya leh u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodey o  Xaajiyo Amina Mohamed Hassan (Amina Qoorseef)  oo ku geeriyootay Magaalada Dubeyee dalka Imaaraadka Carabta 10/24/12.

1. Sidciyo M. Ali-Biin iyo Caruurteeda.
2. Maryan M. Ali-Biin iyo caruuteeda.
3. Xaliima Daahir iyo Caruurteeda.
4. Hooyo Faadumo Aw-Ali.
5. Hooyo Ardo Daahir Cilmi.
6. Faadumo A/llahi Aw-Ali iyo Odeygeeda.
7. Caasho Mohamud Aadan iyo caruurteeda.
8. Aamina Ali Abdi iyo Odegeeda/Caruurteeda.
9. Seynab Xaaji Jamac iyo Odeygeeda/caruuteeda.
10. Aamina shire Diiriye.
11.Hinda Mohamed Hassan.
12. Sahra A/llahi Jama.
13. Sahra Mohamed Jama.
14. Mohamed M.M Ali-Biin .
15. Ahmed M.M. Ali-Biin.
16 . Farduus M.M. Ali-Biin.
17. Caasha M.M. Ali-Biin.
18. Kaltuun Ali kaanje.
19.Amina Maxamud Xaji Dirir

Sidoo kale anoo ah maxamuud rashiid cali garaad kuna hadlaya Magaca Bahdayada warbaahinta MaakhirNews.com waxaanu si wadajir ah tacsi ugu diraynaa qoyskii iyo eheladii Ay ka geeriyootay XAAJIYO AMINA MOHAMED HASSAN (AMINA QOORSEEF) waxaanuna Marxuumada Illaahay uga baryeynaa in uu Janadii Fardowsa ka waraabiyo, Qoyskii, Qaraabadii iyo Eheladii Ay ka tagtay na waxaanu Illaahay uga Baryeynaa samir iyo iimaan “Aamiin Aamiin”

MaakhirNews.com

468x60 ad code [Article page - Between comment and article]

Comments are closed