Madaxweynaha J.F.Soomaaliya Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Uganda (Sawiro)
Madaxweynaha waxaa garoonka ku soo dhaweeyay madaxweyne ku xigeenka dalka Ugandha wasiiro taliyaashada ciidamada. Madaxweynaha Jamhuuridda Fediraalka Somaliya mudane Xasan sh. Maxaduud iyo wafdigiisa waxaa loo dhameeyay soo dhaween heer sare ah waxaana loo diday 21 madfac, hoos ka daawo sawirada soo dhaweynta:











































