Idaacadda Gobolka Sanaag Oo Laqalabeeyey +Sawrro
Badhan:Waxaa Manta Lagudoonsiiyey Idaacadda Gobolka Sanaag Ee “Radio Sanaag” Qalab Xafiis Kaas Oo Ay Gudoonsiiyeen Qaar Ka Tirsan Shaqaalaha Shirkadda Golis Ee Ka soo jeeda Gobolka Sanaag.
Iyadoo ay Deeqdatani Isugu Jirtay Dhamaan Qalabyada Xafiisyada Sida:Kuraasta Miisaska IYO eTC
Qalbkan Ayaa Waxaa Shaqaalah Ka Gudoomay Agaasimaha Idaacadda Radio Sanaag Eng Jama Farah Mohamed .
Daawo Sawirada Xafiiska Idaacadda Markii La qalabeeyey



