|

Halkan waxaa tacsi Diraya Qoyska Reer Ali Garaad Maxamuud Garaad Alishire

Dhamaan Qoyska Reer Ali Garaad Maxamuud Garaad Alishire waxay  tacsi u dirayaan  Xaajiyo Amina Mohamed Hassan(Amina Qoorseef oo ku geeriyooday Magaalada Dubey ee Dalka imaaraadka Carabta 10/24/12

Qoyska  Reer Ali Garaad oo Kala Ah
Maxamed Ali garaad caruurtiisa iyo xaaskiisa
C/kariim Ali garaad caruurtiisa iyo xaaskiisa
Kayse Ali garaad caruurtiisa iyo xaaskiisa
C/raxmaan Ali garaad caruurtiisa xaaskiisa
saynab  Ali garaad iyo caruuteeda
Aasiya   Ali garaad iyo caruuteeda
Faysa    Ali garaad   iyo caruuteeda
Samsam Ali garaad iyo caruuteeda
Ismahaan Ali garaad iyo caruuteeda
QOYSKA REER ALI GARAAD OO KALA JOOGA ABU-DABAY CARIGA  MARAYKANKA
INGIRIISKA  YAMAN  IYO  SOMALIYA  WAXAAN LEENAHAY MARXUUMADA ILAAHAY JANADII FARDOWSA HAKA WARAABIYO
QOYSKII IYO EHELADII AY KAXBADAY NA ALLE SAMIR IYO IIMAAN AH KA  SIIYO
AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN

MaakhirNews.com USA

468x60 ad code [Article page - Between comment and article]

Comments are closed