|

Wasiiru Dawalaha Cusub ee Puntaland iyo Beelweynta Bah-ogayslabe oo Hadaftimonews Article Meelkadhaca Kaqortay

Maamul  Goboleedka   puntland ee  soomaaliya  ayaa  waxaa  laga  sameeyey  isku  shaandhay  dhinaca awood  qaybsiga   iyadoo  ladooranayo  shiqsiyaad  wax kusoo  kordhinkara  bulshada  puntland  waakuma   Wasiiru  Dawlaha  Madaxtooyada  puntland  Xaguuse  Kasoo Jeedaa

 

Wasiiru  Dawalaha  Madaxtooyada  puntland   waa  nin  Halyeey  ah oo  karti iyo  awood  uleh  inuu  waxbadan  kusoo  kordhiyo    Saaxada ama   siyaasada  Goboladada  Sanaag  iyo   hayland  ee kuwajahan  awood  qaybsiga  puntland  Madaxweynaha  Puntland  Markuu  eegay  Degaanka   County  of  erigavo  isagoo tixgelinaya  Degmada   Ceergaabo  iyo   Degaamaada  Hoosyimaada   Beesha  ugu  Tunka weyn    waxuu  u  Magacaabay  Wasiiru  Dawlaha  Madaxtooyada  Puntland    Mudane  Maxamed   Deeq  Godane

Wasiiru  Dawlaha  Madaxtooyada  puntland  Maxamed  deeq  godane   Waxuu  Kasoo  jeedaa  Marka  hore  Beelweynta   Garaad/cabdalle    Siiba  Beesha  Bah–ogayslabe  oo ah  Beel  Degaan  Balaadhan oo  aan  ladhayalsankarin  Kadegta  Gobolka  Sanaag   sida  CARMAALE,    DAMALAXAGARE  ,DHABARDALOOL,  CEERGAABO   ,DANABJEEX  ILAA  FARO  NUGAALEED   OO QIYAASTII LAGU  QIYAASAY  175KM                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                              

Hadaan  beeshaasi  faro degin  feedha  qorigu  ugujirin  fadhiyadan  hadaaftimo  ma  fandhaaliseen  hadaloo  xanta  kuma  filaateen

Beesha  -bahogaysalbe  waa  beel    Gobolada  Sanaag  iyo  hayland  Nabad  iyo  Colaadaba  Kasoo  Ciyaartay  Kaalin firfircoon  Sida  Dagaaladii  Lagu difaacayey  Dhulka  Barakaysan ee  Maakhirland  Waa  beeshii  Hormuudka  ka  ahayd  Difaaca  Dalka  iyo  Dadka  reer Maakhir  Beesha  bahogayslabe  waxaa  lagu  yaqaanaan  Beel Mayaladag  oo ka  midhadhalin karta  Nabada  iyo  Coladaaba  Hadba  Marxaladii  ay  Marka  Gobolada  Sanaag  iyo  Hayland  kujiraan   Sikasataba  Ha  ahaatee  Dagaaladii  ugu  Danbeeyey  ee  lagusoo  afjaro  xasaradii  dagaalka  sokeeye   ee beesha  Warsangeli  gasho  waxaa  lagu  Soo  afjaray   Degaanka   Damalaxagare  iyadoo  ay  Mujaahidiinta   Mayalka  adag  Ka  Qayb Qaateen  Si  loo  xaqiijiyo  inaan  Dib  Loogu  Soo Gardaroon  Dhulka  Maakhirland   Beeshu  waxay  Ka qaadatay  arintaa  Kaalin  firfircoon  oo  taariikhda  ugashay   Hadaba    qofku  waxqabadkiisa  iyo  waxtarkiisa  inuu  sheego  Baa  fiican  Laakiin  Mawanaagsana   in  Saxaafada Qabiil   iyo   meelkadhacyo  lagu  faafiyo   Dadka  aan sida  Hufnaanta  ku  Dheehnayn  wax  Usoo Qoraya    Waakuwa   Degan  Suquro  Cidhiid ah    oo  aan  Mandaqada  Warsangeli   Dhulna  Kusoo  Kordhin  Karin   Dhulna  Udifaaci  Karin  dagaalka  sokeeyaha  dadka  ka  sheekayanyaa  waxaan  leeyahay  dagaal  nin yaqaanaa  ma  iclaamiyo  oo  weliba  ka  sokeeyaha  kuma  degdego

                       WWW.HADAAFTOMO.COM

ARTICLE  KII  LAGUSOO  QORAY  HADAAFTIMO    IYO  SIDA  UU  UQORAA  ISAGOO  COPY  AH

MAGCAABISTII WASIIRADII PUNTLAND IYO GOBOLKA SANAAG

Sidaan hore idiinku soo bandhignay akhristayaal waxaa la magcaabay dhawr wasiir ku xigeen iyo wasiiru dowlayaal hadaba ilka jiir yuu xilalkaa siiyey ama u magcaabay yuuse ka qaaday

Maxamed Goden Cali Bile  (beesha ilka jiir)
Maxamed C/laahi Bootaan(xulufada ilka jiir)
Caasho Maxamuud Axmed [Kolan](beesha ilka jiir)
sadexdaa xubnood oo labada hoose ay yihiin wasiir ku xigeeno ayaa uu dhawaan magcaabay ilka jiir halka godane uu yahay wasiiru dowle laguna bedelay cali saalax xamari oo ah beesha nuux cumar,waa cadaalada ilka jiir.beesha nuux cumar oo aan ka hayn puntland wax xil ah ahna beelaha ugu badan beelaha warsangeli ayaa lagu bedelay beel yar oo uu ilka jiir daba ka riixayo tasi waxay toosh ku sii ifisay qabyaalada qayaxan ee ilka jiir,inkastoo dadka garoowe jooga ay isla dhex marayeen markii faroole la tashanayey ilka jiir il xilalka loo magcabayo warsangeli aanu ahayn qof caadiya.

ILKA JIIR OO WARSANGELI QARKA U SAARAY DAGAAL SUKEEY

 

faarax cuun

maakhirnews



 

 


468x60 ad code [Article page - Between comment and article]

4 Responses for “Wasiiru Dawalaha Cusub ee Puntaland iyo Beelweynta Bah-ogayslabe oo Hadaftimonews Article Meelkadhaca Kaqortay”

  1. wilwal says:

    war bah ogaylabe anaga hanoo faanin waan naqaanaa waxa yihiinba ee iyaga nuux cumarba waa noo soman yiihiiin anaga lkn bohogayslabe maxay siyaasad kayaaqaanin waa tula joog e

  2. Waranle says:

    Maakhirnews. waa mahadsan yihiin Waxay Bahogayslabe tahay waxay gudo iyo waxay gasho nin Ragina waa yaqaan nacasna loo sheegi maayo..Yarkan Wiilwaal isku magcaabayna oo tuula joog bahogayslabe ku magcaabay Adeer bal nimankaas waa la yaqaanaaye bal adigu isukaaya sheeg..kkkkk waa duni la yaableh oo niman waxba ahayni wax ismoodii waana internet iyo tvga dhibtu keenay. Nuux cumar waa Garabsare waa dad sharaf iyo Qiima leh walaalahood bahogayslabena warsangeli kale waa iska sii xigaan ee doqonka dirdirada yaqaanoow adeer haldharbaaxo baa lagu aamusiyaa adiga oo kale. Wasiir Xamari iyo Wasiir Godane waa laba walaalo ah xilkala wareeguna waa shay caadi ah, laakiin kuwa magaca Hadaaftimo la baxay ee Magacaas wasakhaynaya qudhmuunkii uurka uga buuxay bay dibada soo dhigeen.

  3. jama dubays says:

    bah-ogayslabe waa reerka ugu dhulka weyn warsangeli ragaas anigu aadbaan ugu kalsoonahay anigoo dubays ah

  4. jama dubays says:

    bahogayslabe iyo nuux cumar laba reer oo isku miisaana maaha dubays hadaanu nahay anagu bahogaslabe ayaanu rag waxna kaa celin kara waxna ku yeeli kara u naqaan meesha dad wax matarayaala looma baahna

Comments are closed