|

War deg deg ah Wasiirkii Dastuurka iyo wasiirkii qorsheynta oo buuq iyo qeyla dhan darteen uga abxay hoolka shirka kadib markii codka looga adkaday

War deg deg ah Wasiirkii Dastuurka iyo wasiirkii qorsheynta oo buuq iyo qeyla dhan darteen uga abxay hoolka shirka kadib markii codka looga adkaday

Waxaa dhawaan cod loo q aaday dhamaan xilidhibaanadii la diidanaa ee ka mid ka ahaa siyasiyiintii iyo hogaamiyashii kooxaha iyadoona cod aqlabiyad ah ka helay barlamaanka in ay ka mid noqdaan xubnaha Barlamaanka

Waxaa buuq iyo sawaxa ku sameeyey shir gudoonka wasiirkii dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh iyo Wasiirka Qorsheynta Joodax oo labaduba ah taageerayasha faroole iyo Cabdi Wali

Waxaa cod gaaraayo 98 cod ku ogoladeen in xildhibaanadii la diiday ee maxkamada Faxaday au ka mid noqdaan Barlamaanka halka ay diiday 85 xilidhabaan waxaana ka aamusay 50 xilidhaban

 

Xubanaha la ogolaaday ayaa kala ah ee codka Barlamanka helay

 

1-Maxamed Qanyare Afrax

 

2-Bootaan Ciise Caalin

 

3-Cumer Maxamuud Maxamed (Filish)

 

4-Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe)

 

5-Maxamed Ibraahim Xaabsade

 

6-Cabdi Casiis Sheikh Yuusuf

 

7-Cabdiraxmaan Xaaji Aadan Ibbi

 

8-Axmed Ducaale Geele Xaaf

 

9-Xirsi Aadan Rooble

 

10-C/qaadir Xaaji Maxamed Yuusuf

 

11-Maxamed Farax Jimcaale

 

12-Aadan Maxamed Nuur (Aadan Saransoor)

 

13-Maxamed Xuseen Isaaaq Afaraale

 

14-Maxamed Xuseen Nuur Xagaafe

 

15-C/llaahi Shiikh Ismaacii

Waxay dadka Soomaliyeed is weydiinayaan sabata labada aqoonyahan ay u diidan yihiin codka badan ee Barlamaanka

Ceeb iyo Fadeexad ayey kala kulmeen dhamaan umada Soomaliyeed iyadoon shir qoolka ay wadeen ee ahaa dastuurka iyo Soomaliya in uu xukuma faroole hada u muuqataa mid fashil ah

Waxaa goobtaas ka hadlay gudoomiyaha baarlamanka oo halkaas ka hadlay ayaa sheegay in maanta ay tahay maalin taariikhi ah oo baarlaaman Soomaaliyeed uu dooraneyo madaxweyne dastuuri ah oo aan KMG aheyn taasoo ah tii ugu horeysay ee dalka gudihiisa ka dhacda in ka badan 40 sano, wuxuuna xusay in maalinta farxada leh aysan iska iman balse loo soo maray dedaal dheer oo dhibaato badan laga soo maray.

 

“Xildhibaanada waxaan ka codsanayaa iney doorashada uga qeyb qaataan si habsami leh oo sharciga waafaqsan ayna ilaaliyaan nidaamka, shacabka Soomaaliyedna waxaan ugu baaqayaa iney taageeraan madaxwenaha cusub ee ku soo baxa doorashada maanta” ayuu intaa ku daraya Prof. Jawaari.

 

La soco wixii soo kordha INSH ALLAAH

 

 

 

MaakhirNews.com Maakhirnews@hotmail.com  Ahmed ali

 

468x60 ad code [Article page - Between comment and article]

Comments are closed