Dhegayso Beelaha GadabuurSey iyo Sacad Muuse Murankii Dhulka oo Cirka Isku Shareeray
Salaadiin Cuqaal Iyo Waxgarad u dhasahy Beesha Habar Awal -Isaaq ayaa Maanta hanjabaad cir iyo dhul u diray Beesha Samaroon. Sidoo kale waxa ay Habar Awal Daaha ka rogtay Qabyaalad Qaawan oo hore loogu qarin jiray Beesha Samaroon midaas oo maanta Daha looga fayday.
Sidoo kale Beeshan Habar Awal oo Shir Jaraa’id kuq abatay Magaalada Hargasya ku hanjabay in aysan Gadabuursi aysan dhulkana ku murmayn Hargaysana aysan Samaroon ku nabad galayn. Sidoo kale Beeshan Isaaq Habar Awal waxa ay ku tilmaameen in Beesha Samaroon ay siiyaan Mushahar hargaysana ku shaqaalaysiiyeen.
Dhinaca kale waxa Habeenimadii xalay badalaa Jawiga magaalda Hargaysa waxana gooni isu ururiyay Beeasha Samaroon iyaga oo wal wal ka qaba in Dhacdadan ay Odayaasha Beesha Isaaq ka dhawaajiyeen raad ku yeelato Bulshadooda ku sugan magaalada Hargaysa.
Lama garanayo dhacdadan halka ay sal dhigan doonto balse waa khilaaf gaamuray oo malinba malinta ka danbaysa sii galaya xalad Mugdi ah.Halkan Ka Dhagayso
Maakhirnews
