|

Xafladda Caleema Saarka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Daawo

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta si rasmi ah Xilka Madaxweynaha ugu wareejiyay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Prof. Xasan Sheek Maxamuud Maanta oo ay u aheyd shacabka Soomaaliyeed meel walba ay joogaan maalin farxad ah maadaama ay dalkooda ku doorteen Madaxweyne hogaamiya dalka afarta sano ee soo socota iyo waliba ay ku caleema saarteen, ayaa waxaa ka soo qeyb galay madax aad u f badan midaa oo la dhihi karo waa madaxdii ugu badneen ee heer caalami ah ee ebid badan midaa oo la dhihi karo waa madaxdii ugu badneen ee heer caalami ah ee ebid iskugu yimaado dalka Soomaaliya dhowr iyo labaatan sano in ka badan. Madaxdii caalamka ee ka soo qeyb galay xafladaan oo lagu xusi Madaxweyne Geelaha gadigood wada qiray in ay Soomaaliya habeen iyo maalinba lagarab taagan yihiin sidii a dalkooda u huru marin lahaayeen xaga amniga, wax barashada iyo dhaqaalahaba

 

MaakhirNews.com

468x60 ad code [Article page - Between comment and article]

Comments are closed