Ciidamada liyuu Policeka Ethopia iyo Dadka Degaamka Xarshin oo Markale Isku Dhacay
Xarshin( – Ugu yaraan 17 ruux ayaa lagu Dilay Tuulada Cilmi Xirsi oo Koonfur-galbeed kaga beegan degmada  Xarshin ee Gobolka Ismaamulka somalida Itoobiya, ka dib markii Kolanyo Ciidamada Liyuu Booliska loo yaqaano ee Itoobiya Rasaas Ooda kaga qaadeen dad Rayid ah oo ku sugnaa tuuladaasi, taasoo sababtay dhimashadda afar ruux oo uu ka dhashay dagaal dhex maray dadka deegaanka iyo ciidamada Liyuu booliska, kaasi oo ciidamada Liyuu boolisku oo gaadiid dagaal faro badan watay ay ku dileen 17 qof, islamarkii Halkaa iska Hor imaad mudo soconayey uu kadhacyÂ
Maakhirnews
Xarshin
Faahiye Ciise Garaad
