Qaraxyo ay sheegatay Al-shabaab oo lagu weeraray Hoteel uu Muqdisho ka deggen yahay Madaxweynaha Soomaaliya
: Qarax lala beegsadey hoteelka Jazeera oo ku dhow garoonka diyaaradaha ee Muqdisho isla markaana ah goobta uu haatan ku noolyahay madaxweyne Xassan Sh. Maxamuud ayaa waxaa goobtaasi waxaa ka dhashey qasaare isugu jira naf iyo maal oo aanan wali hada la cadeynin Lama oga xiliga uu qaraxa dhacayay in uu madaxweynuhu ku sugnaa hoteelka laakiin dad goob joogeyaal ah ayaa sheegey in qaraxan uu ahaa mid loogu talagalay madaxweynaha cusub ee haatan uu baarlamaanka doortey: Qarax lala beegsadey hoteelka Jazeera oo ku dhow garoonka diyaaradaha ee Muqdisho isla markaana ah goobta uu haatan ku noolyahay madaxweyne Xassan Sh. Maxamuud ayaa waxaa goobtaasi waxaa ka dhashey qasaare isugu jira naf iyo maal oo aanan wali hada la cadeynin Lama oga xiliga uu qaraxa dhacayay in uu madaxweynuhu ku sugnaa hoteelka laakiin dad goob joogeyaal ah ayaa sheegey in qaraxan uu ahaa mid loogu talagalay madaxweynaha cusub ee haatan uu baarlamaanka doortey.
MaakhirNews.com MaakhirNews@Hotmail.com
