|

Waxaa soo diray khadar xadhigle ciid wanaagsan dhamaantiin

Waxaan halkan ka slamayaa bahda media ha maakhirnews waxa kale oo aan slamayaa shaqalaha isdp/mdm
waxa kale oo aan slamayaa wlalky c/ramaan iyo caruutiisa oo kala joga hadaftimo iyo badhan wlashy khadiijo xadhigle sidciyo xaaji xadhigle aniisa xaaji xadhigle mustafe xaaji xadhigle hodan xaaji xadhigle faaduma xaaji xadhigle oo america dubai somali waxaan leeyahay ciid mubaarik waxaan slamayaa dhamaan umada islamka meelkasta oo ay jogaan oo aan leeyahay ciid mubarik ciidkaa ciidkiisa kale ilaahay barwaqo iyo bashbash ha inugu gaadhsiiyo Aamiin Aamiin Aamiin  Aamiin Aamiin

 

Salaamaha iyo MaakhirNews.com  MaakhirNews@hotmail.com

468x60 ad code [Article page - Between comment and article]

Comments are closed