|

Waxaa soo diray Cabdikaafi Shikh Maxamud Shikh Nuur ciid wanaagsan dhamaantiin

Waxaa soo diray Cabdikaafi Shikh Maxamud Shikh Nuur ciid wanaagsan dhammaan halkaan waxaan kasalaamayaa reerkeyga iyo dhammaan muslimiinta dhan meelwalba ey joogaan

waxan halkaan ciid wanaagsan kaleeyahay hooyo xaliimo weheliye cadow walaalahey oo kala ah nuurto hilowle cariif iyo sahara hilowle cariif iyo sidoo kale hooyo cibaado aadan cabdi iyo dhammaan reer cali gooni meel kasta oo ey joogaan baar ahaan waxaan halkan kasalaamayaaa reerkeyga ugu horeyn xaaskeyga qaaliga ah yaasmiin cali axmed (gooni) iyo carruurteyda oo kala ah maxamed amiin c/kaafi maxamud . faisa c/kaafi maxamud .shuceyb c/kaafi maxamud ilyas c/kaafi maxamud.dhammaantood waxaan leeyahay soo barbaara ciid mubaarak.sidoo kale waxan halmaamay dhammaan reer cabdi hilowle

Salaamaha iyo MaakhirNews.com MaakhirNews@hotmail.com

468x60 ad code [Article page - Between comment and article]

Comments are closed