Suldaan Siciid Suldaan Cabdi salaan oo aay Taageero u Dirayaan Jaliyada Maakhir ee North America.
Suldaan Siciid Suldaan Cabdi salaan oo aay Taageero u Dirayaan Jaliyada Maakhir ee North America habka wanaagsan oo uu usoo xulay xildhibaanada gobolka sanaag ee ka mid noqonaaya barlamaanka cusub ee somaliya.
Jaliyada maakhir ee north america ayaa hambalyo u diraaya suldaan ka guud ee beesha warsangali suldaan siciid suldaan cabdi salaan , Â iyo bulsha waaynta reer maakhir iyaguna dhankooda hambalyo uga diraaya suldaan siiciid.
 Liiska Xubnaha barlamaan ka ee maakhirÂ
1- Mahdi Cali Cismaan
2-Â Xaaji Ismaacil
3-Iftiin Xasan Baasto
4-Â Siciid Daahir Bootaan
5-Sahra Jaamac Cali Qoorsheel
MaakhirNews.com
MaakhirNews@hotmail.com
by Mohamed Carab USA .

aad baan iga xumahay in reer garaad north america tageeraan suldaan reer garaad wuxuu soo soocay hal reer taas ayaa la yirahdaa qabyaalad
website ma reer garaad baa leh
1. nin kaa aad sheekaysaan iftiin hassan baasto waa loo diidaay sabaabtoo ah meela reer garaad kama soo gaalo reerkii carmaale wuxuu garaadku ku yiri warsangeli ma tihidin
markaa suldaan siciid wuxuu noqodaay suldaan reer garaad markaa ama hambaalyo u diraa ama sikaa dayaa waa reer kamid ah warsangeli kolaay waa gataaay ku raaska shiikh shariif buu shaanta walaalaha ka siiyey 25,000 each sorry for warsangeli
Maasha. Allaah. Waa. Arin. Wanaagsan. Waan taageer. Senahay. Suldaan. Ka guud. Ee. Beesh. Sulan. Siciid anigu. Waxan oran. Karaaba. Hadaa. Sifiican. Waxa. Looqaybshay. Laakiinse Waxaan. Layaabay. Ina cali ciid. Guurmuu noqday garaad. Soo jireena waa yaaab. Ok any way anigu. Waxaan. Joogaaa. Badhan waxaa. La gataageeray. Suladaanka. Wa bilaahi. Tawfiiiq. By
waa wax laga xumaado in rer garaad ay qabyaalad darteed u tageran siciid cabdi salaan war waxas wax lagu hadlo mahan ee wax dadku hadlo sheega anaga dadku waanoo simanyahay lkn qabyaalada halanaka daayo
ASW,
Waxa la yaab leh kuwan leh taageero ayaanu so diraynaa Suldan Siciid, horta yaa
og in aanu beri ku noqonayn Hargeysa, ileyn waa cadaqatee.. anigu hargeysan
jogay mar loo diiday inuu arko Silanyo. Ugayslabe warsangeli ma aha, cawramalana iyaga
sheegta Hawiye markay xamar jogan.. waxad rabtan sheega rer-salax waa xooga warsangeli.
Aniga Suldaan iima aha, weligayna maan taagerin, ha ku noqdo Hadaftimo oo dabada ha ka galo
Ugayslabe.. waa laysu jooga. By..
Kkkkkklk war. Reer. Saalax. Iyo. Aden. Riyoole. Way. Waa. Sheen. Waxay maqleen waa. Laydun. Guumays taa. Kk. Ogyslabe. Kaa. Fiican. Ama. Waasha. Ama. Ooya. Anaa. Ku xukuma. Sanaag na. Anaa. Kugu. Xukuma. Wali. Gaana. Kaa madagayo. Waa. Idinka le. Suldaan. Nooma. Ah ha. Xoog. Baan kunahay. Hadaan. Nahay. Reer. Garaad. Lol. kkkkkkkkkkkk caadaqaate. Ina. Cali ciid. Caadaqaate. Maakir. Gaajo. Kkkkkk. Iam. Your garaad. Lol. By
Waxaas. Baa Wiil lagaa. Dhahaaa Kkk woooow. Reer. Garaad. Noolaada. Garaad. Abdale. Noolaada. Maarshaal. Waan. Taageer sanahay. Kan. Leh. Waa. Lay. Such joogaa. Kaalay. Wax. Qaad. War. Bamajeerteen waxba. Kama. Qaadi. Kartid. Lool
Warsangaliyow waligiin sidaa isu hoysta mid yiraahda reer garaad baan ahay oo waan idin xukamaa markey ku adkaatana isticmaala magaca garaad cabdelle adeer hadaad qaldantahay magacayaga ha isticmaalin inagu warsangali waa walaaleheen tankale kan leh hadaanunahay reer Saalax adeer cuqdada iska saar reer garaad kuma xukumo lakiin suldaanku waa suldaan warsangali.
,hadalka waxaan ku soo dhameynayaa oo iga ah waano (Warsangeliyow idinka uun ha isku soo jeedina ee horta puntiland iyo soomaliland ka xorooba kiina wanaaga idiin wadana raaca)wsc.
Anniga Suldaan S aciid waxaan u arkaa nin caddaaladda aad uga fog oo qabyaaladiiste ah ilaa hoose ka ciyaara qabyaalad jaahiliyada ah. Ma waxaad baa suldaan caadil ah noqon kara marka uu Cawramale qadiyey oo qaraabihiis ka soo buushey meesha. Khaladka waxaa iska leh guurtida Warsangeli ee taladdii dhaqan ahaan la wadaagi jirey meeesha ka saaray, Suldaan Saciid Gudoon keliya ayuu dhaqan u leeyahay ee taladda Warsangeli ayaa leh. Arrintan aayaha Warsangeli waa in la saxaa, annagu ma rabno in tolku kala dhigto oo kal xabaalo seego. Rag Caddaalad waayey sidii deero kala yaacye.
aad baan uga xumahay in wiil reer garaad ahi yiraahdo warsangali baa taageeray siciid cabdisalaan,inadeer reer garaadu waad ogtahay shalay qaayladaad waan kaa fadhiyi waayna yaa garaad cabdala ah maantana xubnihii warsangali qaraabadaa baad ka buuxsatay , walaahay inaanan aadan siciid idiinku imanaayna awalba bihi door waay idin diiday , bohogaayslabe , ayaa idin difaacaaysa , maantaan idinka hadhnay , magacayaga ha sheeganina oo ha oronina garaad cabdale ee yidhaahda reer garaad. siciid maxaad kaga daashaan beriba waa lumaayaa , mohamed carab dee abtigaa kula yaabi maayo , reer salaax , warsangali baa lawada qadiyaye ,idinku wax gaar ah maaydinaan lahaayne ogaada qabaail waawaayn oo warsangali ah sida nuux cumar,aadan siciid , reer xaaji ayaa laqadiay iyo bihidoor, bohogaayslabe ,oo uu siiyay ina cabdisalaan familygiisii. oo reer garaadaw waxaad moodaa bahashii inaad ka quusateen , oo warsangali diiday ilaayn sidan waxbaad ka badali lahaaydeene , rag cadaalad waayay sidii deero kala yaac