Samir Nasri oo garoonka uga hambalyeeyay Muslimiinta
Xiddigga kooxda Manchester City Samir Nasri ayaa maanta garoonka dhexdiisa uga soo diray hambalyo umadda Muslimiita taas oo ku aadan maalinta ciidda.
Ciyaar kulul oo maanta dhex martay kooxaha Manchester City iyo Southampton ayuu Samiir marki uu dhaliyay goolkii sadexaad ee kooxdiisa uu soo saaray funaanad ay ku qoron tahay Eid Mubarak” oo af-soomaali ahaan ah ciid wanaagsan.
Ciyaartan ayaa waxaa ay kooxda Nasri Manchester City ku badisay 3-2.

MaakhirNews.com MaakhirNews@hotmail.com
