|

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis

Waxa la ogeysiinayaa dhamaan bulsha weynta reer Maakhir ee ku dhaqan dalkan Boqortooyada Ingiriiska inuu dhici doono shir weyne lagu falanqayn doono, dhamaan aayaha Gobolada Sanaag, Haylaan iyo Galbeedka Bari iyo dhacdooyinkii u dambeeyey oo ka soo korday isbedelka Soomaaliya kaas oo laguna qaban doono magaalada London marka taariikhdu tahay 20-08-2012 ahna maalin sabti ah saacadda 2.30pm.
Cinwaankuna waasidan hoos ku xusan: Horn of Africa Community Centre in Shepherds Bush (Market) W12 8EE, gaadiidka ku keeni kara waa Train: Hammersmith and City (Shepherds Bush Market and Central Line White city or Shepherds Bush, Basasku waa sidan: 607, 207, 283, 260, 95, 220, 295, 94, 31, 148, 367, 49 and C1 wixii faahfaahina fadlan lasoo xidhiidh.
Xassan Soomaali 07535785171
Khadar Maxamed Gaas 07956359397
Maxamuud C, Cabdalle 07960519842.
Wa Billahi Tawfiiq
MaakhirNews.com
MaakhirNews@hotmail.com
London Uk
468x60 ad code [Article page - Between comment and article]

Comments are closed