|

Madaxda Dowlada Soomaaliya oo Salaadii Ciida ku Tukuaday Masjidka Isbahaysiga ee Magaalada Muqdisho.Daawo

Masuuliyiinta ugu sar saysa Dowlada Soomaaliya ayaa si wada jir ah Waxaa ay Saaka ugu tukadeen Salaadii Ciida Masjidka Isbahaysiga ee Magaalada Muqdisho,iyadoona Salaada uu tujinayay Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed,Waxaana Safka hore ee Masjidka ka muuqday Masuuliyiin uu kamid yahay Raysal Wasaare C/weli Maxamed Cali Gaas.

Masuuliyiinta iyo Shacabka ku tukanayay Masaajidka ayaa dhamaantood wajiyadooda laga dheehanayay farxada Ciida,waxaana markii ay Salaadii soo dhamaatay ay ahaayeen kuwa isugu ham balyaynaya Farxada Ciida.

HALKAN KA WAADO SAWIRADA

4
5
7
8
ciidul-fidriga_16
9

MaakhirNews.com

MaakhirNews@hotmail.com

Muqdisho Somaliya

468x60 ad code [Article page - Between comment and article]

Comments are closed