Ka qayb Qaado Salalaamaha Eheladada Oo soo Dir Salaantada Maalinta Ciida
Dhamaan dadka Somaaliyeed ee ku xidhan Shabakada MaakhirNews.com waxaan usheegayna in ay maalinta ciida ay kaga faaidaysan doonaan salamaha ay doonayaan in ay u mariyaan eheladooda iyo saaxibadood in ay maakhir idin sahashay in aad u marisaan Shabakada dhexdeeda anagoo idin soo daabacayna salaanta habqoraal aha ama codba .
Hadaba hadii aad doonayso inaad ka qayb qaadato salaanta aad u wado Eheladaada soo dir Email adigoo soo raacinaaya salaanta iyo cidii aad salaamayso kuna soo hagaaji Emailka Webka oo ah MaakhirNews@hotmail.com,waxaad ciwaan uga dhigaysaa Salaamaha .
Ama Comment ku bixi si aadan u dhibtoon Hoose ku qor salaantaada aad u dirayso cida aad salamayso
Hadaaba ka qayb qaado salamaha dadwayanaha iyo maalinta ciida iyo waliba shabakada MaakhirNews.com Ama Facebook
maakhirnews@hotmail.com
MARKASTA IYO MEEL KASTA KALA SOCO SHABAKADA MAAKHIR NEWS WARAR SUGAN OO AY KAAGA KEENAYSO BADA GUNTEEDA HOOSE IYADOO ADEEGSANAYSA AALADA ENTERNATE-KA
MaakhirNews.com
MaakhirNews@hotmail.com
Mohamed yare USA

Youre so cool! I dont suppose Ive learn something like this before. So good to find any person with some unique thoughts on this subject. realy thank you for starting this up. this website is something that’s needed on the internet, someone with a little originality. useful job for bringing one thing new to the web!