|

Daawo Degmada Xingalool Oo Ah Degmooyinka Ugu Waaweyn Gobolka Sanaag Sida Looga Ciiday+Sawirro

Xingalool:Waxaa maanta Siweyn Looga Ciiday Degmada Xingalool Ee G/Sanaag

Munaasabadii Ciidul Fidriga Ayaa Ee Degmada Xingalool ayaa maanta Ka Dhacday Fagaare Weyn Oo Ku Yaala Galbeedka Degmada Xingalool

Waxaa Madashan kasoo qqayb galay Dadwayne aad u Tiro Badan iyo Culimadda Deegaanka,waxaaana Munaasabadan ka hadlay  Culimada Diinta ee Deegaanka,waxaana dhamaan ay ka hadleen bishii barakaysneynd ee ramadaan ee lasoo dhaafay waxayna shacabka Somaliyeed ugu hambalyeeyeen Munasabada Ciida.

Waxaa Lagu Arkayey Suuqyada Waa Weun Ee Degmada Xingalool Iyadoo Ay Dhex Mushaaxayaan Caruur Ku waas Oo Ku Xardhanaa Dharka Ciida Sidoo Kalena Watay  Dhamaan Qalabka Caruurtu Ku Ciyaarto Iydoo Wajiyadooda Laga Dheehankarayey Farxadda Iyo Damaashaadka Ciida.

Daawo Sawirada

 

 

Maakhirnews

Faahiye  Ciise  Garaad

468x60 ad code [Article page - Between comment and article]

Comments are closed