Afhayeenka AMISOM oo sheegay in Ciidam haynta Degmada Marko
Afhayeenka ciidamada Midowga Afrika ( Cali Aadan aamud ayaa sheegay in maanta ay ciidamadooda iyo kuwa d Soomaaliya oo iskaashanaya ay si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta ee gobolka Shabeellada hoose. Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa la sheegay inay xaafado ka tirsan degmada Marko ku sugan yihiin halka kuwo AMSIOM oo wata taagiyo iyo gaadiid kale oo dagaal ay ku sugan yihiin daafaha degmadaas oo 90-km Koonfur kaga beegan xarunta Soomaaliya ee Muqdisho”Waxaan qabsannay Marko, waxaan saakay inagoo kaashanayna ciidamada dowladda Soomaaliya,” ayuu yiri afhayeenka AMISOM, Col. Xaamud oo intaas ku daray. “Dagaallo aan xooganayn ayaa dhacay intii aanan gelin Marko, xoogaggii Al- shabaabna way isaga baxeen degmadaas.”
Goobjoogayaal ku sugan degmada Marko ayaa waxay sheegeen inay xaafa degmadaas ay ku sugan yihiin ciidamada dowladda Soomaaliya, cabsi bad degmada. Degmada Marko ayaa waxay ka mid noqonaysaa degmooyin dhowr oo cii Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay kala wareegeen Al-shabaab, kuwaasoo degmada Afgooye oo 30-km galbeed kaga beegan Muqdisho Xoogaggii Al-shabaab ee degmada Marko ku sugnaa ayaa la sheegay inay degmada Baraawe oo gobolkaas ka tirsan, waxaana la sheegay inay isku d shabaab inay difaacato degmada Kismaayo oo ay dagaallo ku wajahan yih Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa tani waxay u noqonaysaa gu waaweynaa ee ay gaareen tan iyo markii ay howgalkooda ka bilaabeen gu Soomaaliya sannadkii 2007, iyagoo dagaalo sanadkii hore dhacay ku qasb inay isaga baxeen fariisimihii ay Muqdisho kaga sugnaayeen.
MaakhirNews.com
