War Deg Deg:Fanaanada Qaranka Soomaaliya Saado Cali Warsame oo shil gashay, (Warbixin)
Wararka xaqiiqada ah ee naga soo gaadhaya magaalada Garowe ayaa sheegaya in Fanaanada qaranka soomaaliyed saado cali warsame ay shil gaari ku kashay meel udhaxaysa garoowe iyo gaalkacayo isla markaasna shilkaas ku dhaawacantay, iYadoo aan wali jirin wax wara oo sheegaya meelaha ay wax ka qabto, Hadana xaaladeeda dhaawaca ayaa ah mi fudud..
Waxaa halkaasi la sheegayaa in dhimashadu badan tahay, yadoo halkaasi la sheegay in uu ku dhintey Maxamed Cali Cali Tifaftiraha  Taleexmedia, Oo isagu kasoo raacey magaalada Nairobi.
Hadaba wixii warar ah ee intaasi kasoo kordha waan idin la soo socodsiin doonaa.
MaakhirNews.com
