|

Tacsi Ka Timid Jaaliayada Reer Maakhir Ee Kudhaqan Sacudi Carabiya

  dhamaan  jaaliyada reer maakhir ee ku dhaqan dalka sacudi arabia .
odayaal. dhalinyaro iyo haweenba .waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan
gud ahaan shacabka reer maakhir. meelkasta oo ay joogaan gaar ahaan
qaraabadii iyo ehliyadii uu ka geeriyooday. marxuum{Muusa Cashuur Cabdalle}
oo ku geeriyooday {magaalada badhan ee g/sanaag } shalay subax oo ay taariikhdu
ahayd 7/4/2012

illaahay waxaanu uga baryayanaa in uu marxuumka  galiyo jano fardowsa .dambigiisana alle
hadhaafo dhamaanteena samir iyo iimaan alle hanaga siiyo, aamiin amiin aamiin
anogoo ah jaaliyada jaaliyada reer maakhir ee dagan wadanka sacudi carabiya.
waxaanu halkan tacsi tiiranyo leh uga diraynaa qoyskii iyo qarabdii iyo asxaabtii iyo ehelkii
uu ka geeriyooday.marxuum muusa cashuur cabdalle 
waxaa tacsidan diraya dadka kala ah

1-cabdalla noor cabdala
2-maxamed cali maxamed {salwe}
3-xaaji maxamed xawar
4-maxamed cabdi xasan
5-c/laahi xaamud cashuur
6-cusmaan cumar axmed{xundhur}
7-cumar cali doonyaale
8-c/laahi cumar axmed {dhakhtar}
9-ismaaciil cali farax {siyad}
10-jaamac cawad
11-cali cumar cabdi dhoonge{moosko}
12-c/qani axmed askar
13- cabdilaahi ismaaciil jaamac ciyoon
14-siciid cabdilaahi ciise cawl
15- muuse xaaji shirbaye
16- c/laahi siciid ducaale
17- maxamed cali tiriig
18-axmed jibriil ducaale
19-cumar cali ducaale
20-cali xaaji ayaan
21-saleebaan dhagaxle
22-cali xaaji yuusuf gamuure
23-bashiir axmed jaamac
24- cali dhaaye
 dhamaantayo marlabaad waxaanu leenahay illaahay haunaxariisto albaabada janadana haufuro
 samir iyo iimaan hagasiiyo  aamiin aamiin aamiin
C/laahi xaamud cashuur
MaakhirNews.com   MaakhirNews@hotmail.com
468x60 ad code [Article page - Between comment and article]

Comments are closed