|

Deg deg:Ciidamada dowlada &Amisom oo lawareegay Degaan katirsan Gobolka shabeellaha hoose

Kadib qadar yar kahor oo aan qadka taleefonka kula xariirnay Gudoomiye ku xigeenka dhanka ammaanka maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose Axmed Cumar Mudane  ayaa noo xaqijiye in Ciidamada dowlada iyo kuwa amisom lawaregeen degaanka Laanta Buuro oo hore gacanta ugu jiray kooxda shabaab.

Waxa oo sii raaciye in weerar qoprsheysan kuqadeen degaankaasi oo gacanta ugu jiray shabaab waxaana oo sheegay in aan kavfarenyn halka ay kabaxeen maleeshiyadii kale waregeen.

Wuxuu sheegay in weerarka ay si wadajir ah u qaadeen ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM iyo sidoo kale kuwa dowladda KMG soomaaliya aysana jirin wax khasaare ah oo dhankooda kasoo gaaray.

Isku sowada duub lawareegi taanka degaanka ayaan ksuoo beegmeyso xili Ciidamada dowlada iyo amisom damacsanyihin in ay lawaregaan guud ahaan wadanka somaliya

MaakhirNews.com MaakhirNews@hotmail.com

468x60 ad code [Article page - Between comment and article]

Comments are closed