JAALIYADA IMARAATKA CARABTA OO BAABUUR UGU DEEGQDAY JAAMACADA MAAKHIR [+SAWIRO]
 jamacada maakhir ee magaalada badhan ayaa waxa
soo gaaray Gaari yar nooca looyaqaan Seerafta  gaarigan  yar ayaa waxa
jamacad waxa ugu deeqay jaaliyada imaaraadka agaasimaha jaamcada
maakhir Proff: Sekeriye Siciid Awaare ayaa mahad celiyey jaaliyada reer
imaaraad wuxuuna sheegay agaasimuhu inay baahi wayn u qabeen gaariga
uuna wax badan uqabandoono jamacada wuxuuna baaq udiray qurba joogta
inay soo caawiyaan jaamacada.
Source:Hadaaftimo+maakhirnews
Faahiye  Ciise


