Daawo Maamulka Ximan iyo Xeeb Dhismaha Kusocda Airport Xarunta Cadaado
Waxaa dayactir iyo balaarin lagu samaynayaa Airporka magaalada Cadaado ee caasimada maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb iyadoo xilligan ay ka socoto shaqo balaaran.
Maxamed Aadan Enginer ka ah hawsha ka socota Airpor-ka ayaa warbaahinta u sheegay in shaqadan ay bilaabatay dhawr maalmood ka hor ayna isugu jirto balaarinta Airport-ka iyo dhismayaal lagu soo kordhinayo.
Hawshan ayaa waxaa si gaar ah u fulinaysa shirkada iska leh garoonka, iyadoo Airpor-ka la gaarsiinayo ilaa heer caalami ah, qalabkiisana loo dhamaystirayo sida uu inoo sheegay Eng Maxamed Aadan
Daawo sawirada
Photo graph: By Mohamod Abdi Dirshe
Maakhirnews
Faahiye Ciise Garaad





















