|

Wasiirka Arrimaha Gudaha Ee Soomaaliya oo Al shabaab u Jawaabay

Wasiirka Arrimaha Gudaha ahna Amniga Qaranka C/Samad Macalin Maxamuud ayaa kahadlay hadal kasoo yeeray shababa oo ahaa in qaraxyo waa weyn kageesan doono gudaha magaalada muqdisho gaar ahaan wadooyinka Isgoysyada Fagax, Baar Ubax iyo KM4 waxaana oo sheegay in shabaab meel isku sheegin oo jabeen.

 

Wasiirka aya sii raaciye in shabaab arbushaad kageesan doonin magalaada mqudishow axaana oo sheegay in shacabka kafogadaan goobaha shabaab jogaan ayaga iyo shabaab la isaga dhaxbaxo waxaan oo ku daray in shabaab waxyar u harsantahe sii raacdeysan donaan.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa wuxuu xusay inay adkeeyeen amamanka Magaaladda Muqdisho, ayna kahor taggayaan weerarada ay qorsheyneyso Al Shabaab, waxaa taasi idin cadeyneyso buu yiri Jimcihii iyo Sabtidii waxaanu qabanay, laba gaari oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa.

Isku sowada duub Wasiirka Arrimaha Gudaha ahna Amniga Qaranka ee Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya Mudane C/Samad Macalin Maxamuud, ayaa wuxuu shacabka Soomaaliyeed uu ugu bishaareeyay in goor dhaw ay Al Shabaab ka saari doonaan goobaha ay kaga sugan tahay Degmada Afgooye

468x60 ad code [Article page - Between comment and article]

Comments are closed