|

Madaxweynaha maamulka Soomaaliland of somalia Axmed Maxamed Siilaanyo ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Ee Magaalda Hargaysa

Madaxweynaha maamulka Soomaaliland  Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo”  iyo wafdi uu hoggaaminayoayaa isna u anbabaxay magaalada London ee dalka Ingiriiska si ay uga qeyb galaan shir weynaha Soomaaliya ay u qabaneyso dowladda Ingiriiska Soomaaliya.

Madaxweye Silaanyo oo haddal jeediyay ka hor inta uusan ka anbabixin garoonka Diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Maamulka Soomaaliland ay fursad u arakto ka qeyb galka shirkaasi, isagoo rajo ka muujiyay shirkaasi. Dhinaca kale

MaakhirNews.com

468x60 ad code [Article page - Between comment and article]

Comments are closed