Dhegayso Madax Dhaqmeedka Boqor Buur Madow oo leh Ceergaabo Anagaa leh oo Ubadan
Boqor buur madow oo  shirkii garoowe si  kulul u dhaliilay isagoo dagaal iyo colaad  la hurinayo ku tilmaamay shirkaas sikastaba ha ahaatee cadhadii ayaa isimka la fogaatey aakhirkiina waxuu yiri  ceergaabo  beeshayadaa ubadan oo leh  halkan riix oo kadhegayso    Riix
