|

Weeraryahankii hore ee kooxda Arsenal Thierry Henry oo dib ugu soo laabtay kooxdiisa

Weeraryahankii hore ee kooxda Arsenal Thiery Henry ayaa dib ugu soo laabtay kooxdiisi hore ee Arsenal isagoo ugu soo wareeray deyn ahaan muddo labo bilood ah wuxuuna ka yimid kooxda Maraykanka ah ee New York Red Bulls.

Henry ayaa muddo u soo cayaarayey kooxda Arsenal isagoo u soo hoyey guulo la taaban karo, wuxuuna ka mida ahaa kooxdii loogu magac daray lama loodshaanka ( Incvisibles) oo xilli ciyaareedkii 2004/2005 qaaday horyaalka Ingiriiska iyagoo aan laga badin hal cayaar.

MaakhirNews.com

468x60 ad code [Article page - Between comment and article]

Comments are closed