|

TAHNIYAD DHALASHO/ SICIID MAXAMED CISMAAN (GIIF) IYO AYAAN MAXAMED XASAN

Tahniyad  Dhalasho: Mudane  Siciid  maxamed cismaan (siciid Giif)Iyo Marwo Ayaan Maxamed Xasan Carabeey  oo wiil ugu dhashay magaalada Boosaaso  27  01 2012

Dhamaan dadkaasi waxay Hanbalyo u dirayaan Siciid maxamed cismaan (Giif) iyo ayaan maxamed xasan carabeey.
Oo  Wiil Ugu dhashay  Magaalada Garoowe, Wiilkaas  ayaa loo bixiyay Cabdi laahi siciid maxamed ,, Cabdi laahi  Soo Barbaar ayaan ku Leenahay.

Waxaaan ilaaheey uga baryeynaa inuuu diintiisa iyo dadkiisa anfacaa..   Aaamin , Aaaamin

Waxa  Tahniyadaa diraya  Dhamaan   Qoyska ,Reer Maxamed  Cismaan

Aabe  Maxamed  Cismaan  Cali

Hooyo  Kaltuun  Xaaji  Saalax

Maxamuud Maxamed Cismaan (Faymoon)

Axmed   Maxamed   Cismaan iyo caruurtiisa iyo xaasjiisa   Maryan cawil ciise

Xaamud Maxamed Cismaan  iyo Caruurtisa  Iyo Xaaskiis   Ruqiyo Ciise  Aar

Faadumo Maxamed Cismaan  iyo Caryyrteeda

Cali   Maxamed Cismaan (Cali Ciid)

Deeqa Maxamed  Cismaan

C/risaaq  Maxamed  Cismaan
…..
Iyo Cabdi qaadir ”kaarshe”
Iyo Dhamaan Qoyska Reer Xaaji Saalax Axmed

Ayeeyo Faadimo Sheekh Saalax

Ismaaciil   Xaaji  Saalax  , iyo caruurtiisa

kHadiijo    Xaaji  Saalax   , iyo caruurteeda

Sahra       Xaaji  Saalax  , iyo caruurteeda

Xaawo     Xaaji  Saalax   ,iyo caruurteeda

Saynab    Xaaji  Saalax   , iyo caruurteeda

Foosiyo    Xaaji  Saalax    , iyo caruurteeda

Aamino   Xaaji  Saalax     ,iyo caruurteeda

iimaan xaaji saalax           ,iyo caruurteeda

,,,,

Sidoo kale waxana iyana diraya

.Sheekh ibaahim ubax

Axmed cali maxamed (dhagajuun)

Maxamed deeq aadan cabdule

C/risaaq  maxamuud maxamed (Gaafadhi)

Axmed   warsame  iidle

Cali      warsame iidle (cali tawxiid)

Axmed maxamuud  jaamac  aar

Maxamed cabdi qaadir yusuf (qadaafe)

Iyo dhamaan ardaydii class mate kiisii ahaa

1. Abshir Ahmed Yusuf (Abshir Dhago)

2.Ahmed Abdullaahi Macalin (Qudubi)

3. Abdulrasaq Siciid  sheekh

4. Maxamed Siciid  Faarax

5. C/kariin   Awaaare

6.  C/risaaq   xayir  cali  (Dhalawac)

7. Aniiso  Axmed  Siciid

8.Aaamino  Maxamed  Shire

9. Khadro xuseen jaamac aar

Dhamaan  dadkaas  oo kala jooga  .Boosaso .Badhan . Hargaysa. USA .UK.India.Norway. Uganda. Sudan. Ethiopia .  ayaa hanbalyadaas u diray labada lamaane ee kala ah  : Mudane  Siciid  maxamed cismaan (siciid Giif)Iyo Marwo Ayaan Maxamed Xasan .
Oo wiil ugu dhashay  Magaalda Garoowe Waxaana lo baxshay Wiilkaas Cabdilaahi Siciid Maxamed  waxayna leeyihiin  Cabdilaahisoo barbaa

 

 
MaakhirNews.com Maakhirnews@hotmail.com  Ahmed ali Dhagajun Qaahira

468x60 ad code [Article page - Between comment and article]

Comments are closed