Sanad wanaagsan dhamaan Akhristayasha Webka 2012
Sanad wanaagsan dhamaan umada Somaaliyeed Meel kasta oo ay joogaan waxaan idin leenahay Sanad Cusub hadaan Nunahay  bahda Maakhir News Sanadkan sanadkiisa ku gaadha bash bash iyo barwaaqo .
Maakhir News waxay markasta ku heelantahay soo dhawaynta iyo xidhiidhka dawwayanaha waxaan aaana aan idin soo gudbinaynaa warar xaqiiqa ah oo ku tirsan dhabta .
Hadaba wixii fikir ah Noogu soo gudbiya Emailka aan ku leenahay boga enternate-ka ee MaakhirNews@hotmail.com
Sanad Cusub MaakhirNews.com
