|

Barcilona oo kaga badisay Kooxda Real Madrid 2-1

Ciyaartii cawa dhex martay labada kooxood  Real iyo Barca ayaa ku soo dhamatay 2-1 halkaasii oo ay guushu ku raacday kooxda baarca  .

ciyaarta ayaa ahayd mid aad u kulul oo ay labada kooxoodba soo bandhigeen ciyaar wanaag,ciyaarta ayaa ku bilaabatay si habsami leh iyadoo ay xariftanka ku horaysay kooxda Real oo ay Goal ku horaysay  daqiiqadii 11 aad kaasi oo uu dhaliyay C.Ronaldo.

markii lasoo gaadhay haftaynkii ayaa waxaa koocda Barca lasoo baxday ciyaar wanaag iyadoo ay ahayd mid xaritan badan waxaan daqiiqadii 49aad dhaliyay gool xariftan leh C.pyol  halka goolkii labadna uu dhalay Abidal daqiiqadii 77 .

caawa waxay guushu sidaasi gku raacday kooxda Barca halka ay guul daro kala tagtay  kooxda Real Madrid.

Sikastaba ha ahaatee waa yartahay inta ay ka badiso kooxda Real Barca balse markastaba waxay kala tagtaa Guul daro iyadoo ,Tabaraha Kooxda Real ee Mariniyo ayaa sheega in ay marksaba ciyaaaraha wax ka badalidoon balse markasba laga badiyo.

Waxaa imikana lagalay Haftaynkii labad ee ciyaarta iyadoo ay ku dhamaatay 1-0 waxaana laysu soo noqday iyadoo labada kooxoodba ay lasoo bexeen ciyaar wanaag balse kooxda Barca ayaa bilowday weerar cir iyo dhula iyadoo ay gool ka gaadhsiisay kooxda Real oo iyadu hore u lahay 1 Goal .

Hada ciraarta ayaa maraysa 1-1 iyadoo ay kulushahay ciyaarta u dhaxaysa labada Koxood ee Real iyo Barca.

Labada kooxood ee real Madrid iyo barcelona ayaa bilaabatay ciyaarti ka rdhaxaysay iyadoo labada koox ay yihin kuwo isku soo beegma had iyo jeer ciyaaha chanpoinka  waxaana y ku bilaabatay ciyaarta  jawi degen .

ciyaarta ayaa bilaabatay iyadoo ay labada kooxood soo bandhigeen dhoolatus wanagsan ,taageerayaasha labada kooxood aayaa lullaya labada calan ee kooxha Barcelona iyo Real Madrid .

Iminka waxaa si toos ah u dhalisay hal gool Real madrid kiristiyaano ayaa dhaliyay goolka waxaana ay noqotay ciyaarta mid aad u kulul.

waa bilow ciyaarta waxaan idiin soo gudbin doonaa hadba labada kooxood kii Badisa  insh alaah sidaa iyo la socod wanaagsan .

MaakhirNews.com

468x60 ad code [Article page - Between comment and article]

Comments are closed