|

Abwaanka abdullahi mursal warsame xagar. wuxu noogasoodiray. Maansadan.

Abwaanka abdullahi mursal warsame xagar. wuxu noogasoodiray. Maansadan.
isagoo. Goortaas. ku sugnaa  
Chattanooga. Tennessee. usa
Markuu. Arkay. Habsocodka website ka. Maakhirnews. Usoo gudbinta wararka diiran. Bulshada somaaliyeed. anana hadaanu nahay
Shaqa wadeenada maakhirnews
Aad ayaanu igu mahad celinaynaa
Abwaanka abdulahi
inkastaanu. Kasugayno. Abdullahi Heeso badan. iyo gabeeyo. Badan uuteriyey. Heesahaa soo qaarkood. Yihiin. Jacayl dhaba oo soomaray. Abdulaahi. iyo gabayo  kale uu kaga hadlaayo. isbedelka wakhtigan kajiri. Dhulka. soomaalia
iyo kuwo kale oo iyana ka hadlaaya
Noloshii. Aadka usalaxnayd ee uulahaan jiray. Carigii hooyo
Markaa. Nala arka. Maansadan hoosku daabacan /

Maakhir news Baan Mukhtaaroow Akhriyaayaa.

maantiyo Shalaytaan Marna aanan booqan oo khabaar maafish Baan ahay.

Markastaana kahelaa wararka maanka gelayiyo Murtidiyo aqoontii.

Madarka iyo cashiibaad markasta ka arkaysaa.

ama macagtii. jeediyo Ulxeed mugucyadeedii Manaa baadba daalacan.

Mooniyo mircidiisare markad Beereheedaa Sawirkoodii muuqdaa.

marajiyo galgala mushcaleed. ilaa xidid. Muunbaad arkaysaa .

ee maakhir Waa mahwiga Qudha mawjad iyo xiismale.

marna yaadan moognaan. Maskaxadiyo Qalbiga Geli.

markastiyoHadeer waa Maakhirnews

Abwaanka. abdullahi mursal warsame xagar .Maakhirnews Chattanooga. Tennessee .usa

468x60 ad code [Article page - Between comment and article]

Comments are closed