|

Reer Maakhir nala dhegaysta heesta maanta isku duubnibaa dadkayagow duni kaga baxdaa dadkayagoow danteenu waa wada jirkeena yeela isku dirkiina diida

HALKAN RIIX PLEASE>Isku duubnibaa

Reer Maakhir nala dhegaysta heesta maanta isku duubnibaa dadkayagow duni kaga baxdaa isku duubni bay deeq iyo wanaag ku dur duurataa isku duubni baa colaad daalima iyo dugaag lagu eryaa cadow lagu digtaa isku duubnibaa dugsi qaranimiyo dawlad lagu hantaa dalkii iyo dadkii hadaad kala dishaan coodkeena duman kala daadisaan hadaba dar daarankii dadkayagow dardaarankii doqon baan ogeyn waxoow dana dantiinu waa wada jirkeenee yeela isku dirkiina

MAAKHIRNEWS

468x60 ad code [Article page - Between comment and article]

Comments are closed