buraannews.com oo hawada ku soo laabatay
waxaa hawada ku soo laabtay warbaahinta buraannews.com oo hawada ka maqneed oo ay ku timid cilad xaga farsamada ah .waa war baahin dhex dhex xaad ah oo ka soo waramaysa soomaaliya oo dhan waa war baahin casri ah up date wanaangsan leh waxay kuula diyaartahay warar somali ah ,news in english ,suugaan .sports,maqaalo,hanbalyo.iyo bogaadin ,tacsi da fikradaha dhamaan adeega ay bulshadu u baahan tahay
MaakhirNews.com C olumbus
